| |

Mataantaydii adoontaydii part3

Inta badan qolkaan ku jiray anigu, ayaduna lug sooma galin, fadhiga iyo dayrka meelahaas ayay joogtay, markii la casheeyay aabe iyo hooyo qolkooda galeen. Musqushaan galay, markii aan kazoo baxay ayaan soo ag maraay ayadoo fadhiga fadhida oo mobile ku mashquulsan Soo bax naa ayaan ku iri anoon istaagin oo siisocda Haye inay lahayd ayaan…