Jacaylkaygii, xaaskaygii, hantidaydii, part10
Fadhigii markaan tagnay ayaan cabitaan u keenay Ma jiifteen, in dooraan garacayo anoo iska laaban raba ayaabad furtay Maya ma jiifin ee qolkaan ku jirnay, mar danbaan garaca maqalnay Haa, iigu yeer bal ayada caruurtii yaryaraa kaligood ka soo tagee Waan kacay oo qolkii galay tiiyoo sariirta jiifta oo ku iri hooyaa ku rabta, caruurta…
