Qoys wada fadara ah part1
Guri waxaan ku soo koray aan waxba la iska ogayn, qof walba tiisaa mashquulisay, xumaan, qaylo, buuq, midna aan lahayn, dad wada edeb leh, oo xusmad ka dhaxayso, xaaffada dad ugu edeb badan ayaa naloo yaqaanay. Guriga waxaa ku noolayn eedo aabe qabo, eedo aabe la dhalatay, aniga, walaalkay, waxaa daris nala ah adeerkay iyo…